Qaramada Midoobay oo xil sare u dooratay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya UN-ka

Soomaaliya ayaa maanta loo doortay xilka guddoomiye ku-xigeenka Golaha guud ee kal-fadhiga 75-aad ee Qaramada Midoobay. Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abukar Dahir Osman (Abukar Baalle) ayaa muddo sanad ah heyn doona xilkan sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay QM. Abukar Baalle ayaa guddoomiyaha cusub ee kal-fadhiga UN-ka Volker Bozkir oo u dhashay dalka … Continue reading Qaramada Midoobay oo xil sare u dooratay Danjiraha Soomaaliya u fadhiya UN-ka